Friday, February 28, 2014
Thursday, February 27, 2014
War DegDeg Ah Golaha Wasiirada ee xukumada Abdi Mahamoud Omer oo la isku shaandheeyay
Jigjiga (Qabribayaxnewstimes) 27/02/2014 Waxaa la isku shaandheeyay Goihii Wasiirada iyo Maareeyayaashii
Xafiisyada Heer Deegaan Caawa ka dib makii ay Shir isugu yimaadeen
Golaha Capinetka DDS oo uu shirgudoominayay Madaxwaynaha DDSI. Halkan ka
akhriso Isku shaandhaynta Xukuumada iyo Magacaabida Cusub ee Xukuumada
hoos ka akhriso Liiska.
1-C/risaaq saxane oo hore u ahaa Mayorka Maamulka Magaalada Jigjiga wuxuu noqday Komishineerka Booliska DDSI
2-C/wahaab Rashiid oo ahaa Maareeyaha Horumarinta Wabiyada iyo Dooxooyinka wuxuu noqday Maareeyaha Kuliyada Cabdulmajiid(TTC)
3-Cabdi Xuseen(Sonkor) oo ahaa Gudoomiyaha Gobolka Shabeele Wuxuu noqday wasiirka Cadaalada 4-Guleed Aw Cali oo ahaa Maareeyaha Xafiiska Naqshada iyo Dabagalka Biyaha wuxuu noqday kuxigeenka Beeraha
5-Yaasiin Cumar oo ahaa kuxigeenka Dakhliga kuxigeenka Beeraha
6-Maxamed Cabdi Xasan(Dhoodhe) oo Hore u ahaan jiray Gudoomiyaha Degmada wardheer wuxuu noqday kuxigeenka Hogaanka N/galyada iyo Cadaalada
7-Cumar Siyaad oo ahaa Wasiirka Dakhliga wuxuu noqday Maareeyaha Wakaalada Naqshada iyo Dabagalka Biyaha
8-Maxamed Cabdi Mawsar oo ahaa Gudoomiyaha Gobolka Nogob wuxuu Noqday Gudiga Dabagalka Xafiiska Madaxwaynaha
9-Cabdi Geedi oo ahaa Gud Deg Jigjiga wuxuu noqday maareeyaha Wakaalada Dakhliga
10-C/casiis maxamed cumar oo ahaa madaxa Maaliyada deg raaso wuxuu noqday kuxigeenka Dakhliga
11-c/fataax sheekh cali caafi oo ahaa madaxa dabagalka Xafiiska maamulka wuxuu noqday kuxigeenka Dakhliga
12-Mudane Wacay xasan oo ahaa Hormuudka Kuliyada TTC waxaa loo bedelay kuxigeenka TTC Qaybta Academic
13-ilyaas abiib oo ahaa kuxigeenka hormuudka TTC wuxuu noqday kuxigeenka TTC Dhinaca mmaamulka Maaliyada
14-maxamed Ibraahin C/laahi Dabagalka Maamulka kuxigeenka N/galyada iyo Cadaalada
15-Guleed Muxumed hore u ahaa kuxigeenka waxbarashada kuxigeenka wakaalada Dhismaha arimaha biyaha
16- axmed maxamed shukri lataliyaha madaxa arimaha xidhiidhka dadwaynaha kuxigeenka waxabarashada
17-Bashiir axmeed aadan waxaa la geeyay Madaxa Horumarinta Wabiyada iyo Dooxooyinka
18-Irshaad Cali Nuur agaasinka Wakaalada cabashooyinka kuxigeenka cadaalada
19-Inj.Subeer C/lahi axmed Proces owner maamulka madaxa Wakaalada Iibka iyo Dhismaha Adeega Gaarka ah
20-amiin Daahir Dabagalka Maamulka lataliyaha wakaalada Warbaahinta
21-c/kuus c/laahi saleebaan kuxigeenka lataliyaha madaxwaynaha Xidhiidhka dadwaynaha
22-cali ugaas cabdi kuxigeenka wakaalada dakhliga wuxuu noqday kuxigeenka iskaashatooyinka
23-faarax jaamac yuusuf Gud Deg afdheer kuxigeenk
24-C/risaaq Dayib Kuxigeenka Xeerilaalinta wuxuu noqday kuxigeenka wakaalada Dhismaha
Gobolada:-
1-Maxamuud xaaji cumar oo ahaa Gud Deg Iimay Galbeed wuxuunoqday gudoomiyaha Gobolka shabeele
2-Maxamed axmed Badhcun oo ahaa Gud Deg dh/buur wuxuu noqday Gud Gobolka Afdheer
3-cabdi Cali Mataan(Cabdi ganay) oo ahaa Gud Deg awaare wuxuu noqday Gudoomiyaha Gobolka Nogob.
Xigasho: http://www.nogob.net/

Wednesday, February 26, 2014
Thursday, February 6, 2014
TAARIIKHDII GARAAD MAXAMUD GARAD DOOL GARAD XIRSI ALLE HA U NAXARIISTEE
Garad Maxamud Garad Dool |
Taarikhda garaadka o kooban , {Garaad maxamud Garaad dool Garaad xirsi } Garaadku Wuxu ku dhashay magalada jigjiga taarikhda markay ehayd 1946 dhanka waxbarasho e garadku quraanka Kariimka ah wuxu ku bartay madarasada macalin axmed dugsiga hose wuxu ku qaatay magalada jigjiga dugsiga dhexe iyo kan sare wuxu ku qaatay { Qidhme Hela Salasse} E ku yaala magalada adis ababa taarikhdu markay ehayd 1969 waxbarashada jamacaded wuxu ku qatay jamacada { Kotobe } e ku taala magalada adis ababa , Alaha u naxariiste garaadku wuxu shaqadisi ugu horaysay bilabay 1970 isago jagooyin kala duwan kaso qabtay gobolo ka mid ah deegaanka somalida sida Gobolka Nogob , degmoyinka Xamaro iyo mayamulukho mudadi u dhaxaysay 1970 ila 1973 wuxu sido kale shaqoyin kala duwan kaso qabtay gobolka Faafan , Jarar iyo Doolo mudadi u dhaxaysay 1974 ila 1976 kadibna garaadku isago udulqadan wayey cadaadiski iyo gumaysigi kali taliska aha e dhargiga u ku hayey shacabka deegaanka ayu sida bulsha waynta deeganka ayu qayb kamid ah nolashiisi ku qaatay dalka soomaliya isago uga si gudbay dalalka { Yeman , Saudi Arabia iyo Dalka Emaratka Carabta } taarikhdu markay ehayd 1977 ila 1981 kadibna garaadku wuxu dalkiisa hooyo dib ugu so laabtay taariikhdu markay ehayd 1991 isago xubin xildhibaan ah ka noqday golaha ugu horeeya e barlamaanka degmada jigjiga wuxuna ka mid noqday gudiga fulinta degmada e xiligaa isago so qabtay xilka gudomiye ku xigeenka kaso qabtay degmada jigjiga muda dhan 3 sano wuxuna garaadku xubin lixaad leh kaqatay Aasaaski dhismaha dowladnimo e deegaanka wuxuna baal dahab ah ka galay heshiiski labada xisbi e {LEGADA} iyo { ONLF } e u ka curtay Xisbiga Dimuqradiga Shacabka Somalida Itoobiya e maanta talada haya hadaba markay taariikhdu ahayd 1997 ayey geeri alle ku timid { Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Xirsi } Alaha u naxariiste halkana loogu caleen saaray {Garaad maxamud Garaad Dool Garaad Xirsi } iyado la raacayo hido dhaqamaydki so jireenka aha e beesha {Absame} iyo adeerkood ama beesha {Kuumade} aya mar labad waxa lo caleema saaray Alaha u naxariiste {Garaad Maxamud Garaad Dool Garaad Xirsi} alaha u naxariiste garaadka guud e beesha {Kuumade} sandku marku ah 2009 magalada {Birkhod} taaso dib uso noolaysay qaab dhaqamaydki iyo xeer beegsi beesha {Kuumade} Alaha u Naxariite Garaadku wuxu ifka kaga tagay 1 gabadha iyo 4 wiil Hadaba Aaska qaran e Garaadku waxay Astaan utahay beesha {Kuumade} iyo adeerkood meel kasta o ay joogaan hadaba mar labaad alaha u naxariisto { Garaad Maxamud Garaad Dool Garaad Xirsi } Aamiin
By: Jaale Xaaji
Qabribayax News Times
Wednesday, February 5, 2014
TARTANKA DHALINTA KAYAR 18 JIR EE AY QABTEEN ALI DHAANTO, NIMCO DAREN IYO AHMED DAHIR
http://www.youtube.com/watch?v=BOV3vhpuLfM
Subscribe to:
Posts (Atom)